Musharaxiin gaaray Teendhada Afisiyooni iyo Doorashada oo goordhaw bilaabaneysa (Sawirro)

Waxaa goordhaw lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ka bilaabato doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, waxaana doorashada ku tartamaya musharaxiin badan oo hami ka leh qabashada xilka Madaxweynaha. Teendhada Afisiyooni ee doorashada ka dhaceyso waxaa gaaray qaar badan oo kamid ah xildhibaanada labada Aqal ee dooranaya Madaxweynaha, waxaa sidoo kale teendhada ku sugan … Continue reading Musharaxiin gaaray Teendhada Afisiyooni iyo Doorashada oo goordhaw bilaabaneysa (Sawirro)